Dadka dhibta gaartay ayaad ka hadlaysaan lkn kama hadli kartiin kuwii dhibtaan gaarsiiyey oo sax uma faallayn kartiin (sabab) !!?? Haddii waddamada kale lagu dilo 2 caruur ah ama dambiile la dilo waad soo kala yaacaysiin adinkoo waliba buunbuuninaayo oo aad wax uga sheegaayo dawladdii ka dambaysay (sabab) !!?? Ogaada xasuuqa isir sifaynta lagu hayo falastiin uu kashifay dhagartiinii iyo beentiinii soo jireenka ahayd ee idiin gadantay ?? Waxaad ka shaqaysaana ay tahay shirqoollo maldahan ee aad loo xeeladeeyey ??
Ilaahow ugargaar reer falastiin
Allah ha u gargaaro Umadda Muslimiinta ee Reer Gaza .
Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
ربي يحفظكم يا أختي ❤❤❤
Ilaahayoow kuwa siqiirkaa yar yarr ku xad gudbaaya ee laynaaya ilaahay bur bur oo Muslims reer falastiin u hiilin
Aamin aamin ilahow israel burburi
Allah u gargaro walalahen falastin
Anaga masaakimin ha iskaga keendhiginin BBC munaafaqiin kuwa ugudaran ayaad tihiin , waxaadna u-ololeysan GAALADA siiba REE galbeedka muslimnta qasana in la baab'iyo raali iyo bar ayaad katihiin , yahuud waxa lashaqeyaa iyo ayagaba waxba isma dhamaan.
Ilaahow uagrgaar walaaleheen reer falastiin iyo reer lubnaan iyo reer yaman iyo reer suuriya iyo reer soomali illaahow umada Muslims dhibaatad kaqaad
Wxaa tihiin argagixuso BBC waxaa leh reer galbeedka iyo yahuuda kuwana somali meesha kashaqeeya adoomo aay seey doonana kayeelaan reer galbeedka orda isxoreeyoa😢
Bbc Somali Waxan idinka Codsanaynaa in Maalin Walbo Full Update Aad Social media so dhigtaan Wlh Waan U Xiisay Codadkiina Wan Ku Raaxeysan Jiray 2020
Nin keedi miyaa la dilay😢😢
ALLOW U gar gaar
Alle hawgargaaro walaaleheen
Dadka dhibta gaartay ayaad ka hadlaysaan lkn kama hadli kartiin kuwii dhibtaan gaarsiiyey oo sax uma faallayn kartiin (sabab) !!??
Haddii waddamada kale lagu dilo 2 caruur ah ama dambiile la dilo waad soo kala yaacaysiin adinkoo waliba buunbuuninaayo oo aad wax uga sheegaayo dawladdii ka dambaysay (sabab) !!??
Ogaada xasuuqa isir sifaynta lagu hayo falastiin uu kashifay dhagartiinii iyo beentiinii soo jireenka ahayd ee idiin gadantay ??
Waxaad ka shaqaysaana ay tahay shirqoollo maldahan ee aad loo xeeladeeyey ??
BBC yaaleh waxaa leh yuhuuda English ka talisa ,,